READ OUR WEBSITE TECHNOLOGY IN SOMALI LANGUAGE

Websitekeena ku Akhriso Af-somali dhamaan cilmiga computerka iyo Technologyada Qaybeheeda kala Duwan

HADAFKEENA ?

IN la helo arday
internet ka faa`ideysata

Waa laga soo gudbay waqtigii ay dadku xooga isticmaalin jireen (Hand making).

Iminka waqtigaan la joogo waxaa la isticmaalaa maskaxda (mand making).

Anaguna waxaanu jecelnahay inay ardeydeena soomaaliyeed ay ka faa'ideystaan online lacagna ay ka sameeyaan

Waxyaabahan aan soo gudbino

Qababka lacagta

waxaan halkan kugula wadaagayaa tabaha aad internetka lacag uga sameyn kartid

XIRAFADAHA

Xirfadaha lacagta looga sameeyo hadaad barato waa waxyaabaha kuu saamaxay inaad si fudud lacag ku sameyso

Update

Inaad la soco update technology maaha wax sahlan laakiin hadii aad bogeena ku xidhnaato si fudud ayad ku helaysaaa

Last posts

youtube iyo Facebook midkee fudud in lacag laga sameeyo

Waqtigan aynu joogno social media wuxuu noqdey Goob ay dad badani ay ka...

Sidee Ku Noqon Kartaa Youtuber

youtube Maanta wuxuu dad badan u yahay meel ay ka shaqeystaan oo ay noloshooda...

Waa Maxay Malicious Software (Malware)?

Malicious Software (Malware) waa magac guud kaasoo koobaya software kasta oo...

4 Application ee ugu Fiican mobile Video Editing

Video Editing Maanta Dunidan casrigaa waxa uu kaga jiraa kaalin muhiima sababta...

waa maxay software engineering

Software Engineering : waa laan kamida computer science taasoo diirada saarta...

artificial intelligence (Ai) sidee u shaqeeyaa

Artificial Intelligence (Ai) ama caqliga macmalka ahi iminka waxay ku jirtaa...
Scroll to Top